Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
-
Ka sokow buugaagta: Sida matxafyadu u dhisaan bulshooyinka
15/04/2025 Duración: 10minWaa sax in bugaagta si lacag la’aan ah looga amaahdo, laakiin waxaa kaloo laga helaa adeegyo iyo barnaamujyo aad u badan oo sidoo kale lacag la’aan ah. Maanta waxaan barnaamujkan ku eegaynaa adeegyada kala duwan ee libreeriyada dadweynuhu bixiyaan.
-
Aragtida shacabka iyo doorashada federalka
11/04/2025 Duración: 18minAhmed Nur iyo Abdullahi garfiiq oo ka waramaya arimaha ugu waaweyn ee doorashada federalka la isku hayo iyo sida ay u saamayn karaan bulshada Soomaalida ah.
-
-
-
-
Taariiqda xisbiga Liberalka Australia
09/04/2025 Duración: 10minXisbiga Liberalka ee Australia oo hadda uu hogaamiyo Peter Dutton waa xisbiga ugu guulo badan doorashooyinka dalkan Australia.
-
-
-
Sida loo codeeyo doorashada federalka
08/04/2025 Duración: 11min18 milo qof oo Australian ah ayaa u diiwaan gashan inay codkooda ka dhiibtaan doorashada federalka ee dhacaysa 3 bisha May.
-
-
Taariiqda Xisbiga Laborka ee Australia
03/04/2025 Duración: 09minHalkan ka dhagayso Taariida Xisbiga laborka ee Australia oo kooban.
-
-
Sidee looga codeeyaa Australia?
02/04/2025 Duración: 08minWax ka ogow sida Australia doorashadu uga dhacdo.
-
Sida looga ciiday Australia iyo aduunka
02/04/2025 Duración: 14minAustralia iyo aduunka oo si fiican looga iiday.
-
-
-
-
-
Lacagaha kala duwan ee dawladu bixiso
26/03/2025 Duración: 10minDadka intooda badan mar uun ayay noloshooda dawlada lacago ka qaateen. Halkan ka ogoow lacagaha kala duwan ee dawladu bixiso.