Sinopsis
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episodios
-
Wararka maanta iyo Sweden
07/03/2025 Duración: 02minXildhibaan ka tirsan SD oo is casilay. SJ oo maalgelinaysaa tareenno cusub. Biyo isbitaal aan la cabi karin.
-
Wararka maanta iyo Sweden
06/03/2025 Duración: 02minWiil dhallinyaro ah oo toogasho loo soo xiray. Nin is-dilay ka dib markii la tarxiilay. Wiil 14-jir ah ayaa ku dhintay goob shaqo.
-
Wararka maanta iyo Sweden
05/03/2025 Duración: 02minNin dhallinyaro ah oo lagu xukumay 14 sannadood oo xabsi ah iyo masaafurin. Bandhig: Dadka khiyaanada ku qaata taageerada oo laga xii kari doono nidaamka. Carruurta iyo dhallinyarada yar oo helaya taageero ay uga baxaan dembiyada.
-
Wararka maanta iyo Sweden
04/03/2025 Duración: 02minCimilada Maarso oo aan si aan caadi ahayn u diiran. Khalad laga helay barnaamijka baarista naasaha. Hanjabaad keentay in arday guryaha loo diro.
-
Wararka maanta iyo Sweden
03/03/2025 Duración: 02minQof loo qabtay toogashooyin ka dhacay Stockholm. Warqadaha cashuur celinta dijitaalka oo la soo dirayo. Tirada kiisaska hargabka ayaa sii kordhaya.
-
Wararka maanta iyo Sweden
28/02/2025 Duración: 02minIswiidhen ayaa ka qayb galaysa kulan lagu qaban doono magaalada London. Waxaa caawa dhalatay bishii Ramadaan. 7.4 milyan ayaa dhagaystay baahinta Raadiya Iswiidhen iyo barnaamijyadaba inta lagu guda jiray sannadkii hore.
-
Wararka maanta iyo Sweden
27/02/2025 Duración: 02minShalay galab ayaa nin lagu toogtay xaafadda Andersberg ee ku taalla magalaada Gävle. Lamaane ku nool magaalada Skåne ayaa lagu xukumay toban bilood oo xarig ah. Xilliga guga ayaa maanta soo gaaray Stockholm.
-
Wararka maanta iyo Sweden
26/02/2025 Duración: 02minHaweeney Iswiidhish oo 30-meeyo jir ah ayaa lagu xiray jasiiradda Lanzarote. Bukaanno tiro yar ayaa helay daryeelka khasabka ah ee dhimirka sannadkii 2023. Ugu yaraan 40 qof ayaa calool xanuun ku soo booday magaalada Mariestad.
-
Wararka maanta iyo Sweden
25/02/2025 Duración: 02minNin 20 jir ah ayaa fiidnimadii Isniinta toogashu lagu dilay xaafadda Alby. Salwan Najem ayaa racfaan ka qaadanaya xukunkii lagu riday. Emil Källström ayaa shegay in uusan doonaynin in uu qabto xilka hogaanka xisbiga Centerpartiet.
-
Wararka maanta iyo Sweden
24/02/2025 Duración: 02minNin tababare u ahaa koox ka dhisan Lund oo la xukumay. Waxaa soo badanaya darawaliinta baabuurta xamuulka qaada ee khamriga ama maandooriyaha isticmaala. Rabshadaha iyo hanjabaadaha u dhaxeeya maxaabiista xabsiyada ayaa sii kordhaaye sannadkii hore.
-
Wararka maanta iyo Sweden
21/02/2025 Duración: 02minHanti gaar loo leeyahay oo taalla Risbergska. Eeyo weerare shaqaale ka tirsan adeegga guriga. Hoggaamiye ka tirsan Foxtrot oo danbi daroogo lagu soo oogay.
-
Wararka maanta iyo Sweden
20/02/2025 Duración: 02minDigniin oranji ah oo ku saabsan baraf lama filaan ah. Kristersson: Zelenskyj si dimuqraadiyad ah ayaa lagu doortay. Nin ka tirsan shabakadda Foxtrot oo ay Masar soo celisay.
-
Wararka maanta iyo Sweden
19/02/2025 Duración: 03minKhidmad ay bixinayaan carruurta iyo dhallinyarada balamaha ka baaqda. 18 qof oo dacwad lagu soo oogay. Baare soo jeediyey nidaam cusub oo shahaadooyinka.
-
Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
18/02/2025 Duración: 02minQiimaha maciishada qaar oo sare u kacay sida bunka, shaaha iyo qajaarka. Sicir bararka oo kordhay sida uu tilmaamayo cabirka sicirbararka ee KPIF. Maxkamadda ayaa hadda dacwad kusoo oogtay saddex nin oo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen dil.
-
Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
17/02/2025 Duración: 02minShaqo laaanta dalkani Iswiidhen oo kor u kacday. Racfaan laga qaatay xukun la xidhiidha xasuuq loo haysto haweenay. Xilliga xasaasiyada pollenka oo hore u bilowday laguna arkay magaalooyinka qaar.
-
Wararkii maanta iyo Raadiyaha Sweden
14/02/2025 Duración: 02minTiradii dhallinyrada ka baxsata guryaha Sis oo bar hoos u dhacay laba sannadood gudahood. Ciidanka Nabadsugidda oo nin lagu tuhunsan yahay argagixisno lagu qabtay nawaaxiga Malmö. Haweeney ey baadigoobeyeen boliiska oo lagu qabtay dalka Isbaaniya.
-
Wararka maanta iyo Sweden
13/02/2025 Duración: 01minNin 34 jir ah ayaa maxkamada degmada Linköping ku xukuntay xabsi daain ah. Shirkadda tareenada ee SJ ayaa dayactir ku samaynaysaa tareemadii hore. Stenergard oo sheegtay muhimadda in Yukreeyn qeeyb ka noqota wadaxaajoodka dagaalka lagu joojinayo.
-
Wararka maanta iyo Sweden
12/02/2025 Duración: 02minIskuulka Risbergska ayanan waxbarasho ka jiri doonin mustaqbalka dhow. Xaaladda dhaqaale ee daciifka ah ayaa ku sii socota inay saamayso suuqa shaqada. Booliska Uppsala ayaa lacag cadaan ah ka helay qof ma ay gaari joojiyeen.
-
Wararka maanta iyo Sweden
11/02/2025 Duración: 02minLabo qof oo ku dhaawacmay Örebro oo lagu daweeynayo qaybta daryeelka degdega. Dad badan oo kirada bixin kari waayay ayaa guryaha laga saaray. Hay'adda SiS oo lacag badan ka dalbatay xukuumadda.
-
Wararka maanta iyo Sweden
10/02/2025 Duración: 02minBooliskaoo baaris ku wada muqaalo ku saabsan weerarkii Örebro. Cillado laga helay dhammaan xarumaha daryeelka hooyada iyo dhallaanka. Amiirka iyo amiiradda ayaa loo magac bixiyey gabadhdhowaantan u dhalatay.