Sinopsis
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episodios
-
Wararka maanta iyo Sweden
11/04/2025 Duración: 02minNin loo xukumay haweeney oo Märsta ku dilay. Bishii Maarso, ayaa qiimaha cunnada kordhay gaarayna 5.4 boqolkiiba. Tirada carruurta dhalatay sanadkii hore ayaa ahayd tiradii ugu hooseysay ee abid la cabbiro.
-
Wararka maanta iyo Sweden
10/04/2025 Duración: 02minMidowga Yurub oo hakad galiay falcelinta canshuuraha ee ka dhanka ah Mareykanka. Haweeney hooyadeed dishay oo lagu xukumay daryeelka dhimir-daaweeynta. Labo shakhsi oo dacwad lagu soo rogay ka dib markii gabar 13 jir ah taatuu jirkeeda la mariyay.
-
Wararka maanta iyo Sweden
09/04/2025 Duración: 02minLabo qarax oo xalay ka kala dhacay Stockholm iyo Helsingborg. Sannadkaa oo celinta lacagaha canshuurahaa oo aad u badan. Bishii Maarso ee sanadkan oo ahayd bishii labaad ee ugu kululeeyd ee laga diiwaan galiyay caalamka.
-
Wararka maanta iyo Sweden
08/04/2025 Duración: 02minXukuumadda ayaa doonaysaa in ay dardargeliso casriyaynta difaaca milatariga. Xukuumadda ayaa 200 milyan ku maalgelinaysaa wax ka beddelka miisaaniyada gu'ga meelo badan oo ka mid ah guryaha SiS. Buugga Pippi Långstrump oo la tarjumay luuqadii 80-aad.
-
Wararka maanta iyo Sweden
07/04/2025 Duración: 02min8 sanno oo ay ka soo wareegatay weerarkii ka dhacay bartamaha magaalada Stockholm. Booliska ayaa soo gaba gabeeyay howlgalkii ay ka wadeen iskuul ku yaalla Hagfors. Soo jeedin cusub oo carruur iyo dhallinyaro badan ku muteysan karaan in daryeel.
-
Wararka maanta iyo Sweden
04/04/2025 Duración: 02minRickard Andersson oo ku sugnaa iskuulka Risbergska weerarka ka hor. Cashuurta kastamka cusub ee Trump oo saameynaysa shirkado badan. Labo nin oo dhallinyaro ah oo loo xukumay weerar bam-gacmeed oo lagu qaaday maqaayad ku taal Malmö jiilaalkii hore.
-
Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
03/04/2025 Duración: 02minDalka Kolombiya oo iibsanaya diyaarada dagaalka ee loo yaqaan Jas 39 Gripen. Shirkadda Volvo Cars ayaa ku qasbanaan doonta in ay gawaari ku sameeyso dalka Maraykanka. Tirada toogashooyinka ee ka dhaca dalka ayaa hoos u dhacay sannadkan.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
02/04/2025 Duración: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xukuumadda Iswiidhen ayaa 500 milyan oo karoon ku maalgelinaysaa daryeelka gaarka ah ee maskaxda. Wiil da'diisu ka hooseeyso 15 sanno oo loo xiray isku day dil. Haweenka dhallinyarada ah ee shaqeeya oo 54% oo aan runsaneyn in ay shaqayn karaan ilaa da'da hawlgabka.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
01/04/2025 Duración: 02minMaanta iyo wararka radio Sweden Degmada Västerås, oo aan dooneyn inay joojiso adeegsiga qalabka dijitaalka ah ee dugsiga xannaanada. Eedeysan 20 jir ah Iswiidhish oo a dacwad loogu soo oogay magaalada Kobenhagen. Greta Thunberg oo maanta booliisku ka xeeysteen ka dib markii ay ka qaybgashay dibad bax ka dhan ah shirbangiga SEB bank.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
31/03/2025 Duración: 02minXisbiyada Tidö oo doonaya inay mamnuucaan guurka ilma adeerka/abti. Nin 26 jir ah oo qirtay in uu in dilay haweenay 60 jir aheyd oo ka shaqeeneysay dukaan cuntada iibiya. Kooxaha Xeegada ee Bandhiga ee wiilasha iyo gabdhaha oo guullo soo hoyey.
-
Wararka maantay ee Raadiyaha Iswiidhan
28/03/2025 Duración: 02minWaxaa xalay dab ka kacay masaajidka Dalaberg ee Uddevalla. Wasaaradda Arrimaha Dibadda , ayaa dadka ku sugan dhul gariirka Koonfur Bari Aasiya ku boorinaysa in eey dadkooda la xariiran. Nin 18 jir ah ayaa lagu soo oogay eedeymo isku day dil ah.
-
Wararka maantay ee Raadiyaha Iswiidhan
27/03/2025 Duración: 02minNin ku nool Örebro,ayaa helay ogolaansho inuu ku sii nagaado Iswiidhan. Dadka ku kaca xadgudubyada waaweyn ee gaadiidka oo mustaqbalka weyn kara shatiga Yurub oo dhan. Suqiyadda alaabta la isticmaalay ayaa hoos u dhacay.
-
Wararka maantay ee Raadiyaha Iswiidhan
26/03/2025 Duración: 02minTirada hawlgallada xag-jirnimada midigta ee Iswiidhan ayaa si yar u kordhay. Laga soo bilaabo 15-ka Abriil, waxaa jiri doona mamnuucid waraabin ah dhanka Gotland. Qof Iswiidhish ayaa shalay fiidkii ku guuleystay 1,25 bilyan oo kronor.
-
Wararka maantay ee Raadiyaha Iswiidhan
25/03/2025 Duración: 02minQof looga daweeynayay dhaawac rasaas ah isbitaalka jaamacadda ee Örebro. Dadka deggan Karlskoga waxaa lagula talinayaa in ay karkariyaan biyaha tuubada. Mucjiso iftiin ah oo gariirad buluugga u eg ayaa xalay iftiimisay qaybo ka mid ah dalka.
-
Wararka maantay ee Raadiyaha Iswiidhan
24/03/2025 Duración: 02minBartamaha Jönköping oo daadad harqiyeen. Kiis loogu magac daray maxkamad u qabasho ayaa lagu soo oogay wiil da' yar.. Magaalada Malmö ayaa xalay rasaas lagu furay guri dabaq ah.
-
Wararka maanta iyo Sweden
21/03/2025 Duración: 02minMa jiro qof lagu tuhmayo inuu ku lug lahaa dilka ninkii gubay Qur'aanka. Macallin ku dhejiyay warqado foolka carruurta. Labo qof ayaa dhimatay kadib shil helikobtar.
-
Wararka maanta iyo Sweden
20/03/2025 Duración: 02minAskar iswiidhish oo ka tirsan ciidammada Nato oo jebiyay xeerka anshaxa. JO: Maxaabiista waa inay timaha xiiran karaan, in loo oogolaado mashiinnadda timaxiirka. Shaqaale uu mashiin ka jaray afar farood.
-
Wararka maanta iyo Sweden
19/03/2025 Duración: 02minDilkii ka dhacay xaafadda Märsta. Dhaca deytinka amashukaansiga aaladda internetka. Dhowr ashkato oo loo gudbiyey JO.
-
Wararka maanta iyo Sweden
18/03/2025 Duración: 03minMacallin carruurta afka ka sharooteeyey oo shaqada laga eryay. Daawo fayraska RS ka difaaceysaa dhammaan dhallaanka cusub. Warbixinno ku saabsan hanjabaad iyo cunfi loo geystay markhaatiyaal.
-
Wararka maanta iyo Sweden
17/03/2025 Duración: 02minDawooyinka oo qaali noqonaya. Qiimaha cuntada iskuullada. Matoorada doonyo la xaday.