Sbs Somali - Sbs Afomali
SBS News Somali: Warka SBS ee Khamiis 5 February 2026
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editor: Podcast
- Duración: 0:05:10
- Mas informaciones
Informações:
Sinopsis
Dawlada Federaalka ayaa la rumeysan yahay inay ka fiirsaneyso in la beddelo ama la tirtiro cashuur-dhimis horey u jirtey oo la yiraahdo (Capital Gains Tax) si loo xalliyo u-sinnaan la’aanta guryaha ee jiilasha kala duwan, iyo in la xakameeyo sicir-bararka. Cashuur-dhimistan CGT, iyo sidoo kale nidaamka negative gearing, waxaa aad loogu eedeeyaa, inay ka mid yihiin sababaha kordhiya qiimaha, sidaana ku adkeeya helitaankooda.